Maxaabiis ka baxsatay xabsiga ugu adag Kenya oo lacag la dul dhigay (Sawirro)

Ciidanka Booliska Kenya ayaa baadigoobaya 3 maxbuus oo ku eedaysnaa argagixisanimo oo ka baxsaday xabsiga Kamiti Maximum oo lagu tilmaamo xabsiga ugu adag dalkan Kenya oo si weyn loo ilaaliyo Hay’adda dambi baarista Kenya ayaa daabacday sawirrada saddexdan qof, waxayna ku yaboohday lacag dhan 550,000 oo doollarka Mareykanka ah, taasoo abaalmarin ahaan loo siin doono … Continue reading Maxaabiis ka baxsatay xabsiga ugu adag Kenya oo lacag la dul dhigay (Sawirro)